Our Latest News

23

Mar

Xuska Malinta Biyaha

Dabaaldegga Xuska Munaasabadda Maalinta Biyaha Adduunka ayaa ka socda maanta Magala madaxda caasimadda Galmudug ee Dhusamareb.

CIID WANAAGSAN

Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta caalamka waxaan ugu hambalyaynaynaa munaasabada Ciidul Fidriga.

World Water Day

Halkudhigga Sanadkaan ayaa ah “ Biyuhu waa horseedka Nabadda”. Maanta waxaan u dabaal degeynaa Xuska maalinka Biyaha Adduunka sanada 2024.

Wasiirka wasarada Tamarta

Wasiirka wasarada Tamarta iyo khayradka biyaha Galmudug Mudane Abdulkadir Shire Warsame Galbeyte ayaa xafiiska wasaarada ku qaabilay wafdi

Our Latest Events
Ceel-Guula, 14 October 2023

Wasaarada Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Galmudug ayaa xariga ka jartay mashruuca lagu tayeeynayay Bulshada Dagmada Ceelguula kaas oo uu maalgaliayay Midowga Yurub.

Kampala, Oktober 26 2023

Agasimaha Guud ee wasarada Tamarta iyo kheeyraadka Biyaha Galmudug ayaa booqday wershedda sifeynta iyo bixinta biyaha dalka Uganda.

BAXDO, 7da August 2023

Wasiirka Wasarada Tamarta iyo khayradka biyaha Galmudug ayaa manta safar shaqo ku tagay degmada baxdo.

contact-text